
Tan iyo markii ay dhacday dowladii dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa jiray dad badan oo laxaad kooda ku waayay dagaaladii sookeeye ee dalka ka dhacay .
Puntland waxaa ku nool dad badan oo siyaabo kala duwan laxaadkooda u waayay kuwaas oo aan wax daryeel ah ka helin dowladihii kala duwanaa ee Puntland soomaray iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .
Dhegayso.