
Garaad Cabdilaahi Gaaraad Maxamuud oo kamid ah wax garadka Puntland ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dilka Isimada Puntland oo ah wax aan horay loo arag .
Waxa uu tacsi udiray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Suldaan Bashiir Muuse Koonte ,isagoona dowladda ugu baaqay in si deg deg loo soo qabto dadkii dilkiisa ka dambeeyay .
Halkan ka dhegayso.