BREAKING NEWS:- Suldaan Bashiir Koonte oo lagu toogtay magaalada Bosaso

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Bosaso ayaa shegaya in goor dhowayd halkaas lagu tooogtay Suldaan bashiir muuse koonte oo kamid ahaa Isimada Puntland

Nin ku hubaysan bistoolad ayaa Suldaanka ku beegsaday meel aan ka fogayn Masjidka lagu magacaabo Mubaarak oo kuyaala Xaafadda laanta hawada.

Dhaawiciisa ayaa loo cararay isbitaalka guud ee Bosaso,

Wixii warar ah oo kusoo kordha kala socda Puntlandi