
Abaarta ka jirta deegaanada Puntland ayaa la sheegay in ay aad u baaxad weyntahay,waxayna saamaysay dadbadan oo reer guuraa ah .
Shirka ayaa waxaa lagu soo qaaday in sanadkii la soo dhaafay roobabkii lafilayay ay soo daaheen .
Hay,ado caalami ah ayaa ka soo qaybgalay shirkan oo uu shir gudoominayay wasiirka Beeraha iyo isbadalka cimilada Puntland.
Dhegayso.