(Dhegayso) Xubno ka tirsan Al-shabaab oo Muqdisho lagu soo bandhigay

Koox katirsan Ururka Argagixisada ah ee Al-shabaab una qaabilsanaa dilalka qorsheysan ayaa lagu soo bandhigay maanta saldhiga bartamaha ee degmada Dharkiinley.

Kooxdan ayaa sheegtay in ay qorsheynayeen dilka mid kamid ah Ergadii soo dooratay Xidhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya .

Ciidamada Amniga ayaa ku guulaystay soo qabashada ragan.

Dhegayso.

 

<