(Dhegayso) Waraysi: Guddoomiyaha Ururka Hawwenka gobolka Bari Maryan Gaduudo

Guddoomiyaha Ururka haweenka ee gobolka Bari Maryan Maxamed Xasan Maryan  Guduudo oo waraysi gaar ah maanta siisay Puntlandi.com ayaa waxa ay ka hadashay dilkii iyo kufsigii gaalkacyo loogu gaystay Caasho Ilyaas oo ahayd gabar 12 sanjir ahayd .

Waxa ay dowladda Puntland ay ka codsatay in ragii ka dambeeyay kufsiga cadaalada la horkeeno laguna fuliyo waxa ay ka qabto shareecada Islaamnka.

Dhegayso.

<