
iydoo shalay wasiirada Dekedaha iyo kaluumaysiga Puntland ay soo saareen go,aan ah in kaluumaysatada Bosaaso ay ka guuraan suuqa kaluunka ee dekeda Bosaaso si loo ilaaliyo Amniga dekeda iyo Nadaafadaba ,waxaana arintaasi ka soo horjeestay iskaashatada kaluunka ee magaalada Bosaaso.
Iskaashatada ayaa waxa ay baaq ay udireen madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.
Halkan ka dhegayso Guddoomiyaha Kaluumaysatada Bosaaso Maxamed Cabdi Cismaan .