(Dhegayso) Maxaa iska badalay Amniga magaalada Bosaaso kadib Howlgaladii ka socday maalmahan

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Je.Muxiidiin Axmed Muuse ayaa sheegay in amniga magaalada Bosaaso uu yahay mid laysku haleynkaro kadib howlgaladii ay ka sameeyeen magaalada .

Waxa uu taliyaha sheegay in ay sii socon donaan howlgalada magaalada inta laga soo celinayo amniga Bosaaso .

Taliyaha ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo loo soo xiray falalkii amniga lidiga ku ahaa oo Bosaaso ka dhacay in dadkii magaalada ka tahriibin jiray Itoobiyaanka iyo Oromada .

Dhegayso.

<