(Dhegayso) Dowladda Puntland oo Amar ku bixisay in laxiro Suuqa Kaluunka ee Bosaaso

Wasiirada dekedaha iyo gaadiidka bada Puntland Maxamed Cabdi Cismaan  Wasiirka Kaluumaysiga iyo kheyraadka bada Puntland Faarax Maxamed Cawaash iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Je. Muxiidiin Axmed Muuse maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Bosaaso waxa ay  amar ku bixiyeen in laga bilaabo 5ta bisha sadaxaad laxiriyay Suuqa kaluunka ee magaalada Bosaaso iyadoo laga duulayo amniga dekeda Bosaaso .

<