DEG DEG: Galmudug oo si adag uga digay colaad Farmaajo iyo kheyre ka hurinayaan Galmudug

Madaxtooyada dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa war ka soo baxay looga hadlay xiisada ka dhalatay ciidammada ka tirsan NISA ee xalay la wareegay xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Galmudug aysan gorgortan ka galeyn amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda.,islamarkaana Shacbka looga baahan inay garab istaagaan.

Halkaan hoose ka akhriso