(Akhriso) Xaaf oo eedeen ujeediyay dowladda fadaraalka Soomaaliya

Madaxweynaha dowladd goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay faragalin ku hayso maamulkiisa .

Waxa uu sheegay in ay colaad ka hurinayso deegaanada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Akhriso.

<