Weerer Hoobiyaal ah oo lagu qaaday agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho

Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa lagu garaacay agagaarka Madaxtooyada. Qaar madaafiicda ka mid ah ayaa la sheegayaa inay ku dhaceen gudaha xafiisyada Dowladda.

Xogasho:Catoosh

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<