Daawo : – Jaaliyada Guud ee Puntland ee Danmark oo baaq culus ay ka soo saareen Magaalada Århus ugu baaqay Dawlada Puntland in ciqaabta ay mudan yihiin la mariyo Gacan ku dhiiglayaashii Kufsiga iyo Dilka isgu daray Caisho yar