(VIDEO) Xasan Sheekh oo dhiig u shubay shacabkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho iyo dowladda Farmaajo oo shacbka Albaabada ka soo xiratay

Xasan Sheekh

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Booqday Dadkii ku Dhaawacmay Qaraxii Xalay Dhiigna Ushubay.Waa Masuulki ugu horeeyay ee Booqda Dadka ay wax yeeladu gaartay kana hadla arintan.

Slået op af Universal Somali TV i Fredag den 1. marts 2019

<