Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay weerarkii foosha xumaa ee Muqdisho

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Dowladda Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay falkii bahalnimada ahaa ee Argagixisadu ay u gaysteen Shacbaka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

<