(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan gobolka Cayn oo si isku tashi ah udhisanaya Waddada wayn ee dhexmarta magaalada Buuhoodle

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa bilaabay dhismaha Waddada isku xirta gobolka Cayn iyo dalka Itoobiya .

Shacabka ayaa si iskood ah waxa ay isug xil qaadeen in ay dhistaan waddadan, mana jirto Hay,ad iyo dowldd kale oo ka caawinaysa .

Halkan ka dhegayso.

<