(Dhegayso) Madaxweyne Deni oo Amar culus ku soo rogay Ciidamada Puntland

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxa uu amar ku bixiyay in ciidamada Puntland aysan hub iyo dirays lagali karin garoonada diyaaradaha ee Puntland .

 

waxaa laga doonad sidookal kor uqaadista iyo tayenta dhalinyarada Isboortiska  ee gobolada Puntland.

Arimahan oo idil  ayaa waxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Dhegayo.

 

 

 

 

 

<