(Dhegayso) Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in Shabaab iyo Daacish uu Puntland ka cirib tiridoono

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamad Galan ayaa sheegay in inta uu xilka hayo Puntland uu ka cirib tiri doono Argagixisada Daacish iyo Al-shabaab oo ganacsatada Bosaaso ka qaada canshuuro ay ugu magac dareen Sakaawaad .

 

Wasiirka ayaa sheegay in dhibaatada Amni daro ee Puntland ka taagan ay sabab uyihiin Kooxaha Argagixisada ah ee ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Galgala ee gobolka Bari.

 

Halkan ka dhegayso.

<