(Dhegayso) Shir looga hadlaayay horumarinta Caafimaadka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir looga hadlaayay  xoojinta adeegyada caafimaadka ee la siiyo Caruurta ku dhalata Isbitaalada ku yaala gobolada Puntland .

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas,uuliyiinta wasaarada caafimaadka ee dowladda Puntland iyo shaqaalaha wasaarada oo ka kala yimid gobolada Puntland.

 

Ajandaha shirka looga hadlay waxaa warbaahinta lawadaagay Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Puntland Cabdirisaaq  Xirsi Xasan.

Dhegayso.

<