(Dhegayso) AMISOM oo 10 sano kadib isaga baxday kuliyada Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho

Ciidamada Amisom  ee Soomaaliya ujooga  Nabad ilaalinta ayaa maanta guud ahaanba isaga baxay kuliyada Jaale Siyaad oo ay mudo 10 sano ah ay ku sugnaayeen.

Amisom ayaa sheegtay in kuliyada Jaale Siyaad oo ay dagaal culus uga qabsadeen kooxda Al-shabaab sanadkii 2009kii .

 

Munaasibad kooban oo lagu qabtay xarunta kuliyada ayaa waxaa ka hadlay mas,uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada Amisom.

Dhegayso.

<