(Dhegayso) Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Garoowe kula kulmay Hay,adaha Puntland ka taageera mashaariicda horumarineed ee degmooyinka

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta magaada Garoowe ee caasimada dowaldda Puntland waxa uu kula kulmay Hay,adaha Puntland ka taageera mashruuca horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee degmooyinka Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa madaxda Hay,adahaasi waxa uu ka codsaday in la sii dar dargaliyo mashaariicda horumarinta degmooyinka si loo bilaabo wajigiisa Afaraad.

Halkan ka dhegayso.

<