(Dhegayso) Madaxweyne Deni oo maanta kormeer kutagay qaar kamid ah xarumaha dowladda

????????????????????????????????????

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu kormeer shaqo uu ku tagay qaar kamid ah xarumaha dowladda.

Madaxweynaha ayaa goobihii uu kormeeray waxaa kamid ahaa wasaarada shaqada iyo shaqaalaha wasaarada Dasstuurka iyo dimuqraadiyanta Puntland wasaarada Qorshaynta, wasaarada waxbarashada  iyo sidookale wasaarada Ggnacsiga Puntland.

Wasiirka wasaaarada Dasruutka iyo dimuqraadiyeenta Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa warbaahinta lahadlay markii uu soo idlaaday kormeerka madaxweynaha .

<