(Dhegayso) Baarlamaanka Puntland oo sheegay in ay dabagal ku samayn doonaan kiiskii kufsiga iyo dilka isugujiray ee loogaystay Caasha Ilyaas

Qaar kamid ah xildhibaanada  baarlamaanka Puntland oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa ay si kulul uga hadleen fakii kufsiga iyo dilka isugujiray ee loo gaystay Caasha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar 12san jir ah .

Xildhibaanada ayaa sheegay in ay kiisan ku daba gali doonaan Hay,adaha dowladda ilaa sharciga lala tiigsado dadkii ka dambeeyay falkan.

Dhegayso.

<