DEG-DEG:- Maxkamada degmada Gaalkacyo oo soo saartay amar soo qabasho Darawal iyo gaarigiisa

Go’aan kasoo baxay Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Gaakacyo ayaa lagu amray ciidamada amnigu inay soo qabtaan gaariga noociisu uu yahay Marke II, aqoonsigiisuna yahay GG682 iyo mukiilaha gaarigaas oo lagu magacaabo Yaasir Aadan Cali.

 

<