(SAWIRRO) Ciidanka badda Puntland oo howlgallo ka fuliyay xeebaha gobolka Bari

Ciddanka badda Puntland ayaa shalay hawl gallo ka fuliyay xeebaha bari ee gobolka Bari Puntland.

Howlgalkaan ayaa ku saabsanaa xaqiijinta amniga guud ee gobolka bari.

Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta internetka ee ciidanka ayaa lagu yidhi,” Ilaalinta amniga wadanka bad iyo beri waa waajib muqadasa oo ay ciiddamada badda puntland u gutaan si hagar la’aan ah, habeen iyo maalinba, maalmahan waxaa socda xaqiijinta amniga guud yo kan magaalooyinka.

Puntlandi.com