Madaxweynaha dowladda Puntland oo sheegay in isbedel xoogan lagu sameyndoono kantaroolada lagasoo galo Puntland

????????????????????????????????????

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale.