(VIDEO) Qaar kamid ah Wasiiradda Cusub ee Puntland oo xilkii la wareegay.

Munaasabado kala duwan oo manta lagu qabtay xarumaha dhexe ee qaar kamid ah wasaaradaha dawladda Puntland ayey xilalkii kula wareegeen Wasiirka cusub ee wasaaradda Amniga Dawladda Mudane C/samad Maxamed Galan.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Mudane Jamaac Faarax Muuse, iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Mudane C/laahi Cabdi Xirsi.

Halkaan ka daawo xil wareejinta