(VIDEO) Madaxweyne Deni,” Puntland, shacab iyo dowlad waxay ka midaysnaandoonaan, midnimadooda, difaacooda iyo aragtideeda siyaasadood. 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Garsoorka, ayaa sheegay Puntland inay ka midaysnaandoonto, midnamadeeda, dhismaheeda, difaaceeda iyo aragtideeda siyaasadeed.

Waxaa kale oo madaxweynuhu sheegay  in Puntland yeelandoondoonto xeer dimuqraadiyadeed oo taaba galinaya in la kala aragti duwanaan karo, laguna aragti duwanaan karo masaalixda iyo afkaarta siyaasadeed.

Halkaan ka daawo