(SAWIRRO) Ciidanka PSF Puntland oo ka hortagay weerar argigixisadu kusoo qaadi rabeen ciidamada

Ciidamada Amniga Puntland PSF ayaa fuliyey hawlgallo ay kaga hortagayaan argagixisada ku dhuumaalaysta Buuraha Cal Madow, gaar ahaan Buuraleyda Warbad iyo Gebidheer.

Kooxaha argigixisada ayaa damacsanaa in ay soo weeraraan goobaha ay ciidamada Puntland kaga sugan yihiin Buuraha Cal Madow.

<