(SAWIRRO) Ciidanka amniga oo Bosaso kusoo bandhigay dadkii lagusoo qabtay howlgaladii socday

Magaalada Bosaso waxaa maalmahaan ka socdey hawlgalo lagu xaqiijinayo amniga.

Hawlgaladaas waxaa fulinayey dhamaan qaybaha ciiddank Puntland oo ay ugu horeeyaan PMPF, Policek,a PSF iyo maamulka gobolka Bari iyo kan degmeda Bosaso.

Guulo waa weyn iyo wax qabad la taaban karo ayaa laga sameeyey Magaalada, xaalka amniguna wuxuu ku soo noqoday caadi iyo degenaan.