DEG-DEG:- Kenya oo ku amartay safiirkeeda Soomaaliya inuu si degdeg ah kusoo xaroodo

Dawalada kenya ayaa safiirka somalia u fadhiya dalkaasi u qabatay inuu sacado kooban uga boxo dalka kenya halka safiirkii kenya u fadhiyay somalia ay kala baxday somalia

War qoraala oo kasoo baxay wasarada arimaha dibada kenya ayaa lagu shegay in kenya walaac ka muujisay shidaalka somalia kusoo badhigtay London inuu ku yeesho saamayn,

<