DED DEG: Xukuumada Puntland oo cod caqlibad leh lagu meel mariyay

Barlamaanka dowladda Puntland ayaa cod aqlibiyad leh ku meel mariyay Xukuumada Puntland ee uu Soo dhisay madaxweyne Deni.

63 Mudane ayaa codkooda ku meel mariyay Xukuumada, kadib markii ay mid uga dhegaysteen taariikh nololoodkoodii iyo waxqabadkoodii hore.

Madaxweyne Deni ayaa u mahad celiyay barlamaanka, oo SI buuxda kalsoonida usiiyay xukuumadiisa.

Golaha wasiiradda Puntland ayaa walaac laga qabay in anisixyaan golaha Xukuumada, has yeeshee waxay haatan ka dhigan tahay in Xukuumada heshay kalsoonida buuxda oo ay ku shaqeyn karto.

Maalinta berito ayat si rasmiah u bilaabandoontaa xil wareejinta xukuumadiisa hore.

puntlandi.com

<