Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi deni oo Joojiyay Lacagihii Curaaraha iyo Khidmadaha

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa Joojiyay Lacagihii Curaaraha iyo Khidmadaha ee La siin Jiray hay’adaha madaxa-banaan ee dowladda.