DEGDEG:- Liiska golaha wasiiradda Puntland oo hadda la shaacinayo

DEG-DEG: Warbaahinta ayaa hadda looga yeeray xarunta warbaahinta  Puntlandtv, waxaana looga dhawaaqayaa liiska golaha wasiiradda Puntland.

Qorshaha oo markii hore ahaa in xarunta madaxtooyada looga dhawaaqo , ayaa isbedel ku yimd, waxaana haatan saxaafada inteeda badan ku sugan tahay xarunta Puntland.

Liiska golaha wasiirrada ayaa hadda waxaa gacanta ku haya saraakiisha madaxtooyada, kuwaas oo laga sugayo inay saxaafada ka shaaciyaan, si dadweynaha loo gaarsiiyo.

Ku xirnow Puntlandi.com