DEG-DEG: Golaha wasiiradda Puntland oo goor dhow lagu dhawaaqayo

Golaha wasiiradda Puntland ayaa goor dhow lagu dhawaaqayaa, waxaana madaxtooyada looga yeeray qeybaha kala duwan ee saxaafada Puntland.

Inkastoo markii hore lagu waday in berrito lagu dhawaaqo, ayaa hadana waxaa warbaahinta lagu wargaliyay inay iskasoo xaadiriyaan madaxtooyada, iyagoo loo aqrindoono liiska golaha wasiirada.

Wixii faahfaahin ah kala socda Puntlandi