DEG-DEG: Akhriso xubno golaha wasiiradda Puntland oo aan weli lagu dhawaaqin

Madaxweynaha Dawladda Puntland wuxuu goor dhowayd magcaabay liiska golaha xukuumadda.

1-Cabdisamad Gallan Amniga
2- Dhabancad Arrimaha gudaha
3- Maaliyadda Xasan Shire.
4- Xanaanada Xoolaha Siciid Fiisigi

Goor dhow la socda liiska oo dhameystiran