
Liiska Golaha Wasiiirada Puntland.
1 – Cawil Sh. Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta
2 – Maxamed Cabdiraxman dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda
3 – Cabdisamad Maxamed gallan – Wasiirka Amniga.
4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda
5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha.
6 – Cabdulahi maxamed xasan – Wasiirka Waxbarashada
7 – Jaamac faarax xasan – Wasiirka Caafimadka.
8 – Axmed bashiir muuse – Wasiirka Howlaha Guud
9 – Maxamed cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha
10 – xuseen cismaan gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada.
11 – Aamino cismaan xaaji jaamac – Wasiirka Haweenka.
12 – Cali xasan axmed sabaarey – Wasiirka Warfaafinta.
13 – siciid Cisman aadan fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha.
14 – Ismaaciil diiriye gamadiid – Wasiirka deegaanka
15 – Cabdulahi Cabdi xirsi -Wasiirka Ganacsiga.
16 – Faarax maxamud Cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.
17 – Jaamac faarax Muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
18 – Axmed maxamed yusuf taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.
La socda wasiir ku xigeenada.