Breaking news– Haweenka oo si fiican uga dhexmuuqda kiiska Golaha Wasiirada

War hordhac ah oo puntlandi heleen ayaa sheegaya in Haweenka Puntland ay si fiican uga dhex muuqan doonaan liiska Golaha Wasiirada cusub.

Xukuumafihii horeHaweenku hal Wasiir ka badan Waligood ma helin laakiin , sida hada ay Warka ku hayaan Howlwadeenada Puntlandi.com Haweenku waxay heleen tiro intaas ka badan.

Goor dhow ayaa la shaacinayaa Golaha Wasiirada cusub