
Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay, tala soo jeedin ku saabsan, hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib markii Baarlamanku ay warbixin ka dhegaysteen guddiga gaadh ah oo loo saaray, in ay soo darsaan qabadaha Puntland ka hor taagan doorashada axsaabta badan.
Halkaan ka akhriso qodobadii guddigu soo saareen.