DEG-DEG:- Nabadoon caan ah oo caawo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Warar hadda soo gaaray warsidaha Puntlandi ayaa sheegaya in magaalada Gaalkacyo lagu dilay nabadoon Cabdiqani Maxamed Cabdi (Baale) oo ka mid ahaa nabadoonada Puntland ee sida weyn looga yaqaano  Gaalkacyo.

Nababdoonka ayaa la sheegayaa in la dilay isagoo kasoo baxay salaadii cisha ah kuna sii jeeday hoygiisa

Dilka ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay xaafada israac ee waqooyiga Gaalkacyo iyadoona kooxii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Puntlandi.com