Breaking News— Madaxweyne Dani oo ku fhawaaqi doona Golihiisa Wasiirada

Warar aad ugu dhow Madaxtooyada Puntland ee Bosaso ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in hada ay diyaar yihiin Golaha cusub ee Wasiirada Puntland.

‘Madaxweyne Saciid Dani waa u diyaar Wasiiradiisii, wuxaa dhiman oo qura laba Wasiir kuwasoo lasoo dhameystirayo dhowaan’ Waxaa sidaas Puntlandi.com u sheegay Sargaal Madaxtooyada ka tirsan.

Axada ama Isniinta ayuu Madaxweynuhi ku dhawaaqi doonaa Olaha wasiirada sida ay tibaaxayso xogta aa heyno

Puntlandi.com
Bosaso