(DHEGAYSO) Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Puntland oo ka digtay Abaaro kusoo wajahan Puntland

Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka iyo arrimaha bini’aadinimada Puntland ayaa waxay sheegtay in ay abaar adag kusoo wajahantahay Puntland.

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka dabiiciga ah ee Puntland Cabdulaahi Xaashi Cayrow¬† ayaa sheegay in Roobkii dayrtu uusan si wanaagsan uga di’in Puntland.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in meelo katirsan Puntland ay haatan ka socdaan biyo dhaamis.

Halkaan hoose ka dhegays codka guddoomiyaha.