
Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, Gen Muxidiin Axmed Muuse oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Bosaso ayaa ku dhawaaqay howlgalka sifaynta Alshabab ee magaalada Bosaso.
Taliyuhu wuxuu farriin culus u diray shacabka magaalada Bosaso.
Halkaan ka daawo warbixinta.