TACSI : – Nabdoon Sheekh Mustafe Yusuf C/kariim oo ka Tacsiyeey geeridii ku timid Marxuumad Sahro Xaaji Mohamed Nur Islaan

INAA LILAAHI WA INAA ILEUHI RAAJUCUUN.

GEERIDU WAA XAQ.

Allaah ha u naxariistee Marxuumad Sahro Xaaji Maxamed Nur Islaan ayaa maanta oo ah Arbaco 6.02.2018 ku geeriyooday Magaalada Riyaad ee Dalka Sucuudi Caraabiya.

Nabdoon Sheekh Mustafe Yusuf Cabdikariim isagoo aad uga tiiraaneysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid Walaal Marxuumad Sahro Xaaji Maxamed, Waxa isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo Magaca dhamaan Qoyska Reer Aw-Hassan wuxuu Tacsi u dirayaa dhamaan qoyska Reer Timir,Reer Cusmaan Nur Islaan, Ehelkii, iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuumada in Ilaah samir iyo iimaan ka siiyo.

Sidoo kale waxaa Marxuumada Allaah looga baryayaa Naxariis iyo Dembi dhaaf.