(VIDEO) Sarkaal katirsanaa Somaliland iyo ciidankiisii oo usoo goostay Puntland

Gashaanle sare Caydiid Axmed nuur iyo ciidan uu hogaaminayo kana tirsanaa Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa isu soo dhiibay Puntland.

Maamulka Gobolka karkaar Iyo kan degmada Qardho ayaan Magaalada Qardho ku soo dhaweyay.

Halkaan ka daawan