
Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay Qarax xoogan oo goor dhowayd ka dhacay magaalada Muqdisho, Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow saldhiga degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir.
Waxaa suurtagal ah inuu khasaaruhu intaas kasii badan karo, iyadoo Qaruxu ahaa gaariga ay ku rarnaayeen waxyaabaha Qarxa. Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadiisa.
Dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa loo qaaday isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho.
Puntlandi.com