(VIDEO) Hubkii magaca Soomaaliya lagu bixiyay oo noqday kuwo suuqyada Xamar lagu kala beecinayo iyo qaar Shabaab u gacan galay

Sarkaal katirsan Amisom katirsan ayaa dhowaan wareysi uu siiyay warbaahinta caalamka waxaa uu ku sheegay in Soomalia ay tahay waddan ay aan ciidan lahayn, isagoo u sababeeyay in Soomaaliya ciidankeedu yihiin kuwa marka la tababaro hubkooda iyo dareeskooda suuqyada ku iibsada.

Waxaa kale oo uu sheegay in kooxaha argigixisada ay gacan saar dhow laleeyihiin, iyagoo mar walba ugudbiya xogta howlaha amniga iyo agabka milatarigu leeyahay, iyadoo la ogsoon yahay in Shabaab gacanta ku dhigeen gaadiid iyo hub aad u badan oo ay si fudud uga qabsadeen ciidamada qaranka ku magacaaban.

Arrintaan ayaa waxay waji gabax xoogan ku noqotay dowladdaan iyo dowladdihii ka horeeyay ee Soomaaliya, waxaana loo sabeeyay iyadoo Muqdisho meel aan ayayn lagasoo xulin ciidamada Soomaaliya.

Gaarigaan hoos idinkaga muuqda oo Soomaalidu utaqaano Beebaha, ayaa kamid ah hub dhawaan si fudud gacanta ugu galay kooxda Alshabaab.

Gaari Beebe ah oo dhawaan ciidanka laga qabsaday

Halkaan ka daawo xafiiska xeer ilaaliyaha oo cabaad ku dhuftay markii fadeexadii

<