Guddoomiyihii degmada Jarriiban oo xilkiisii iska casilay

Gudoomiyihii degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa  maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Golaha guddoomiyaha deegaanka degmada Jariiban.

Maxamed Yuusuf Shirwac Gudoomihii degmada Jariiban ayaa is casilaadiisa u sababeeyay arrimo caafimaad, wuxuuna u mahad celiyey dhamaan Xildhibaanadii iyo shacabkii lasoo shaqeeyey Mudadii uu xilka hayey.

Puntlandi

Gaalkacyo

 

<