DEG-DEG: Akhriso:- Madaxweynaha koonfur galbeed oo magacaabay golihiisa wasiiradda

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lagta gareen), ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiiradda oo ka kooban toban xubnood.

Halkaan hoose ka akhriso.

<