Mareykanka oo duqayn cirka ah ku dilay 24 dagaal yahan oo shabaab ka tirsan

Ciidamada mareykanka ee ku  sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal xalay ay ka sameeyeen gobolka Hiiraan  ay ku dileen 24 kamid ah Argagixisada Al-shabaab .

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkan uu u dhacay sidii loo qorsheeyay .

Halkan ka akhriso.